
Waxaan sawirkan ka soo qaadanay buuga uu qorayo SAYID OMAR SAYID MAHBUUB
buugaas oo ka hadlaya qaiyada ogaden/somaligalbeed iyo marxaladihii kala duwanaa ee uu halganku
soo maray iyo dhibaatooyinkii hor istaagay halganka ee uu la socon waayay.

Sayid Cumar Sayid Mahboub oo la kulmay prime minister of france isaga oo kala hadlayay qadiyada OGADEN/SOMALI;
Pierre Auguste Joseph Messmer,
hoos waxaa ku qoran jagooyinkii kala duwanaa ee uu prime ministerka fransiisku uu soo qabtay.
colonial administrator and politician: born Vincennes, France 20 March 1916; Governor of Mauritania 1952;
Governor of Ivory Coast 1954-56; High Commissioner, Republic of Cameroon 1956-58; High Commissioner, French Equatorial Africa 1958; High Commisioner,
French West Africa 1958-59; Minister of the Armed Forces 1960-69; Minister of State in charge of Departments and Territories Overseas 1971-72;
Prime Minister 1972-74;
Member of the European Parliament 1979-80; married 1947 Gilberte Duprez (deceased), 1999 Christiane Terrail; died Paris 29 August 2007.
waxaa kale oo uu buugan ka dali doonaa madaxdii carbeed ee ka qeybqaatay in ay hor istaagan halganka
shacabka ogaden/somaligalbeed ee la soo saftay cadowga iyo wadamadii carbeed ee caawiyay halganka shacabka
ogaden/somaligalbeed.
waxaa kale oo uu bugan ka hadli doonaa madaxdii somaliyeed ee u dhalatay gobolka ogadenya/somaligalbeed
ee hor istaagay qadiyada ogadenya/somaligalbeed iyaga oo fiirsanaya danahooda gaarka.
buugan waa mid taariikhi ah oo lagu soo aruuriyay dhacdooyinkii iyo halgankii kala duwanaa ee uu soo maray
gobolka ogaden/somaligalbeed iyo dhibaatada uu halganku soo maray.
.

sawirkan kore waa omar sayid mabuub iyo aabihii teesarihiisii SYL somali youth league oo uu ka qaatay magaalada muqishu
isaga oo ka tirsanaa SYL faraca magaalada Qabridahare cumar aabihii waxuu ka soo cararay gumeystihii oo uu mogadishu soo galay
1952
warqad page 1


warqad page 2

warqad page 3


kani waa journal arabi ah oo u diray journalist in ka soo waramo dagaalkii jabhadaha
iyo ethiopia ee 1964

kani waa journal arabi ah oo u diray journalist in ka soo waramo dagaalkii jabhadaha
iyo ethiopia ee 1964

kani waa journal arabi ah oo u diray journalist in ka soo waramo dagaalkii jabhadaha
iyo ethiopia ee 1964

kani waa journal arabi ah oo u diray journalist in ka soo waramo dagaalkii jabhadaha
iyo ethiopia ee 1964

kani waa journal arabi ah oo u diray journalist in ka soo waramo dagaalkii jabhadaha
iyo ethiopia ee 1964


kani waa journal ka soo baxay sep 1977 oo wareysi la yeeshay Cumar sayid mahbuub isaga oo ka hadlaya
dagaalkii xoreynta gobolka ogaden/somali region

waa magazine wareysi la yeeshay Sayid Omar Mahbuub oo ka hadlaya qadiyada Ogaden/Somali wareysigan oo la qaaday March 1975

joornaalkan waxuu ka hadlayaa wafdigii oogu horeeyay ee uu hogaaminayay wasiirka arimaha dibada
Cali yaasiin abdi cumar taariikhdu waa 31/may/1964 waana dawladii kumeelgaadhka ah ee jabhada xoreynta somali-galbeed(ogaden)


sayid omar waxuu marwalba u diri jiray warqado ku saabsan qadiyada dhamaan madaxda carbeed iyo waxgaradkooda
laga bilaabo ilaa iyo 1964 warqadan hoose waa warqad ka mid ah jawaabihii uu ka helay madaxda carabta warqadana waxuu ka helay
raiisul-baarlamaanka tuunis saadiq al-muqadam oo igula taliyay in aan la xidhiidho xisbiga wadankan xukuma ninka siyaasada
dibada u qaabilsan oo la yidhaahdo ahmed banuur oo sawirkan bidixda iga fadhiya. ninkaas oo taariikho danbe noqday wasiirka difaaca iyo
wasiirka gudaha ee tuunis.july 1965

sawirkan waa wafdi filipiin ah oo matalaya jabhada islaamiga ah ee u dagaalameysa in ay xoreyso jasiirada
mindhinoow kuwaas oo aan kulan la yeeshay una sharxay qadiyada ogaden/somalia 1966

sawirkan hoose waa safiirka sudan ee u jooga aljeeriya waxuu qabanqaabiyay xaflad is wareysi ah oo uu ku marti qaaday
jabhadaha aljeeriya xafiisyada ku leh oo aan anigu matalayay jabhada somali-galbeed May 1972.

Sayid cumar Sayid Mahbuub oo wareysi siiyay joornaal ka soo baxa wadanka Denmark
Sayid cumar Sayid Mahbuub oo wareysi siiyay joornaal ka soo baxa wadanka Norway
Hadii aad rabto in aad akhrisato joornaalada likinga hoose ku jira marka aad riixdo waxaa kuu soo bixi shaashad ku weydiineysa in aad rabto in aad
rabto in aad furto ama aad keydiso marka waxaad sameysaa save or keydso
1) save keydso filke sug inta uu ka dhameystirayo
2) marka uu dhameeyo keydinta waxaad riixdaa fur ama open sug wax yar markaa ka dib ayuu kuu furmi doonaa joornaalkii
3) kumbuuterkaagu waa in uu ku jiraa barnaamijka la yiraahdo Microsoft word
1) HALKAN RIIX SI AAD JOORNALADII ISKAANDANEEFIYAANKA EE WAREYSIGA LA
YEESHAY OMAR SAYID MAXBUUB AAD U AKHRISO
2) HALKAN RIIX SI AAD JOORNALADII ISKAANDANEEFIYAANKA EE WAREYSIGA LA
YEESHAY OMAR SAYID MAXBUUB AAD U AKHRISO
3) HALKAN RIIX SI AAD JOORNALADII ISKAANDANEEFIYAANKA EE WAREYSIGA LA
YEESHAY OMAR SAYID MAXBUUB AAD U AKHRISO
4) HALKAN RIIX SI AAD JOORNALADII ISKAANDANEEFIYAANKA EE WAREYSIGA LA
YEESHAY OMAR SAYID MAXBUUB AAD U AKHRISO
5) HALKAN RIIX SI AAD JOORNALADII ISKAANDANEEFIYAANKA EE WAREYSIGA LA
YEESHAY OMAR SAYID MAXBUUB AAD U AKHRISO
6) HALKAN RIIX SI AAD JOORNALADII ISKAANDANEEFIYAANKA EE WAREYSIGA LA
YEESHAY OMAR SAYID MAXBUUB AAD U AKHRISO
7) HALKAN RIIX SI AAD JOORNALADII ISKAANDANEEFIYAANKA EE WAREYSIGA LA
YEESHAY OMAR SAYID MAXBUUB AAD U AKHRISO
8) HALKAN RIIX SI AAD JOORNALADII ISKAANDANEEFIYAANKA EE WAREYSIGA LA
YEESHAY OMAR SAYID MAXBUUB AAD U AKHRISO
9) HALKAN RIIX SI AAD JOORNALADII ISKAANDANEEFIYAANKA EE WAREYSIGA LA
YEESHAY OMAR SAYID MAXBUUB AAD U AKHRISO
10) HALKAN RIIX SI AAD JOORNALADII ISKAANDANEEFIYAANKA EE WAREYSIGA LA
YEESHAY OMAR SAYID MAXBUUB AAD U AKHRISO
11) HALKAN RIIX SI AAD JOORNALADII ISKAANDANEEFIYAANKA EE WAREYSIGA LA
YEESHAY OMAR SAYID MAXBUUB AAD U AKHRISO
12) HALKAN RIIX SI AAD JOORNALADII ISKAANDANEEFIYAANKA EE WAREYSIGA LA
YEESHAY OMAR SAYID MAXBUUB AAD U AKHRISO
13) HALKAN RIIX SI AAD JOORNALADII ISKAANDANEEFIYAANKA EE WAREYSIGA LA
YEESHAY OMAR SAYID MAXBUUB AAD U AKHRISO
14) HALKAN RIIX SI AAD JOORNALADII ISKAANDANEEFIYAANKA EE WAREYSIGA LA
YEESHAY OMAR SAYID MAXBUUB AAD U AKHRISO
15) HALKAN RIIX SI AAD JOORNALADII ISKAANDANEEFIYAANKA EE WAREYSIGA LA
YEESHAY OMAR SAYID MAXBUUB AAD U AKHRISO
Hadii aad u baahantahay warbixin dheeraad ah oo la xidhiidha qoraaladan taariikhiga ah oo aan fursad qaali ah u yeelanay in aan ka helo halgame
Naftii hure Sayid omar Sayid Mahbuub.
qoraaladan iyo joornaaladan taariikhiga ah ee isugu jira dagaalkii 1964 waxyaabihii ay joornaalada carabtu ka qoreen dagaalkii
Ethiopia iyo Somalia
dhexmaray iyo socdaalkii uu sayid ku maray wadamo badan oo Scandanafiyan isaga oo taageero u raadinaya qadiyada ogaden/somali
xiligii uu dagaalkii weynaa ee ogaden war 1977 socday waxaanana wareysi la yeeshay joornaalda ka soo baxa wadanka Denmark, Norway iyo
Netherlands 1978 ogaden war.
Waxaad kaliya oo aad ka heli kartaa una gaar ah qoraaladan iyo joornaaldan taariikhiga ah websitka caanka ah ee madaxa
banaan dhexdhexaadka ah ee ogadennews.com waxii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xidhiidh Emailka hoose.
waxaa u baahan in la xuso kuwa maanta isku sheegaya in ay yihiin hogaamiyaalka ONLF in xiligaa uu sayid omar mahbuub naftiisa u huray qadiyada
Ogaden/somali aduunayada oo
dhana uu ku soo wareegay isaga oo qadiyada ogaden/somali u raadinaya aqoonsi halkaas oo uu kala kulmay dhibaatooyin fara badan dawladii somaliyeedna ay
amartay in sayid omar la soo qabto ama la dilo.
Kuwa isku sheegaya hogaamiyaasha ONLF ay qaar ka mid ah u shaqeynayeen maamulkii mohamed siyaad barre
kana soo horjeedeen qadiyada ogaden/somali, isla markaasna loo adeegsaday burburkii iyo sii kala deyntii jabhadii WSLF(western somali
liberation front) ee xornimo u dirirka.
Hadaba waxaa lagama maarmaan ah in la helo dad qadiyada daacad u ah oo aan danbi ka soo gelin
kana shaqeyn kara danaha qadiyada soona dhaweeya dhamaan dadkii qabiil ahaan iyo ku xumeyn looga soo saaray halganka qadiyada ogaden/somali.
akhristoow marka aad aragto ama aad akhriso waxqabadka iyo kartida sayid omar mahbuub waxaad dareemi kartaa in uu yahay aabihii umada kuna haboon
yahay in uu hor kaco umada oo uu hogaamiyo shacabka ogaden/somali kana qabto kuwa aan kor kusoo sheegay ee marin habaabiyay hagankii shacabka.
waa muxaadaradii oogu horaysay ee uu sayid omar mahbuub ku sharxayay qadiyada somaliyeed gaar ahaan somalida ogadenya muxaadaradan oo ka kooban 8 page
waxaa kaliya oo aan soo daabacaynaa pagekii oogu horeeyay hadii aad u baahato waxii faahfaahin kala xidhiidh sayid omar mahbuub


waxaan halkan idiinku soo bandhigeynaa sawiradii halgamayaashii
bilaabay halganka umada ogadenya 1964kii waxaana sawiradan ilaa
mudadaa dheer hayay sayid omar sayid mahbuub oo ka mid ahaa
dadkii aasaasay jabhadii Nasrullaahi mudo dheerna ku soo jiray
halganka umada ogadenya ilaa iyo hadana halganka sidii u sii
wada.
sayid cumar sayid maxbuub waxuu ka codsanyaa dadweynaha reer ogadenya
in cidii garaneysa sawiradan qaar ka mid ah magacyadooda in ay u soo
sheegaan si uu oogu daro magacyadooda buuga uu qorayo ee ku saabsan
halganka umada ogadenya sawiradan kuwa uu sayid cumar garanayo waa
kuwan hoos ku qoran .
1)Mohamed ugaas cabdi (majeerteen)
2)Xaaji xiis khaliif al-mahdi
3)Mahamed cabdi gabrood
4)Siraad xaaji muxumad

afartaa nin mooyee hadii aad garaneyso halgamyaasha kale fadlan
nala soo xidhiidh noo soo sheega magacyadooda.
halkana waxaan idiinku soo bandhigaynaa sawiro kale oo ay halgamayaashu
dagaal ay la galeen cadowgii ethiopia waxaa halgamayaasha kaga dhaawacmay
ninka ay wadaan

1) xaaji cabdiqaadir sheekh mohamoud
halkana waxaad ka arkeysaa halgamayaasha oo neef adhi ah
qalana hadii aad magacyadooda taqaano nala soo xidhiidha

halkana waxaad ku arkeysaa naftii hure wardiyaynaaya xeradii
ciidanka nasrullaahi.



sayid omar sayid mahbuub waa Yasir Arafat kii shacabka Ogaden/Somali-galbeed
SAWIRKAN NAXDINTA LEH WAXAA NA SIIYAY SAYID OMAR SAYID MAHBUUB SAWIRKAN WAA LABA WIIL
OO AY GUMEYSIGA ETHIOPIA AY KA JAREEN MEESHA LAGA KAADIYO 1968
Sawirkan naxdinta leh waxaan na siiyay sayid omar sayid mahbuub oo hayay mudo ka badan 40 sano
ciidamada Ethiopia ayaa waxay soo weerareen tuulo u dhaw fiiq waxay halkaa ku laayeen dad farabadan caruur badan oo ay isugu jira
wiilal iyo gabdho oo laga cararay way qabqabteen wiilashii meesha laga kaadiyo ayay ka gooyeen gabdhihiina way ka xeysteen tani waxay ka mid
tahay waxyaabaha bini'aadanimada ka baxsan ee ay ciidamada ethiopia kula kacaan shacabka ogaden ama somali-galbeed.
markii ay tuuladii dadkii ka
cararay ku soo noqdeen ayay arkeen gabdhihii oo la kaxeystay iyo wiilashan oo laga gooyay meesha ay ka kaadiyaan oo dhiig baxaya markiiba waa lala soo cararay waxaana loo soo
gudbiyay xaga somalia si loo daaweeyo. sawirkan waxaa qaaday dhakhaatiir somaliyeed oo u gudbiyay jabhada WSLF. sawirkana waxaa sayid omar u soo
diray jabhada isaga oo jooga aljeeriya ahana wakiilka jabhada WSLF.
source:Sayid omar sayid mahbuub
Ethiopian army did this two boys and cut thier genitels
as you can see the photo the ethiopian military did this to inoccent two young boys in 1968 when king haille salase was in power
the ethiopian army attack a village near fiiq and they kill so many people and they rounded young boys and they cut their genitels
this is one of the terror and abuse the ethiopian use since they occupied ogaden region in 1948.
Britain handed the control of
ogaden region without concernt of ogaden people we get this horrible pictures from sayid omar sayid mahbuub who keep
this photo for more than 40 years.