Latest News:
Shiikh Shariif oo eedeeyay al-Shabaab
July 01, 2009
Shiikh Shariif oo eedeeyay
Alshabaab
Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shraiif Shiikh Axmed ayaa ku eedeeyay kooxaha mucaaradka inay carruur
Latest News:
Heavy clashes in Mogadishu leaves 15 dead
Thursday, July 02, 2009
MOGADISHU, July 1 (Xinhua) -- Fifteen people were killed and more than 40 others were wounded in Mogadishu
on Wednesday in renewed heavy fighting between insurgent fighters and Somali government forces
Latest News:
Dagaal culus oo ka dhacay Muqdisho oo ay ku dhinteen 15 ruux
July 01, 2009
Dagaalka maanta waxa uu ka dhacay degmada Kaaraan
Lix qof ayaa ku dhintay 15 kalena waa ku dhaawacmeen, dagaal culus oo dhaxeeya ciidamada DKMG ah iyo xoogaga
mucaaradka ah ee ka horjeeda
Latest News:
In Ethiopia, Fear and Cries
of Army Brutality - By JEFFREY GETTLEMAN(NYT)
23/06/09,
Hardline Islamists have been battling pro-government forces since 7
Scores of Somali politicians have fled the war-torn Horn
of Africa nation in the last month amid escalating clashes.
As few as 280 MPs remain, with 250 needed to make a quorum in the
550-seat assembly, based in the capital.
Latest News:
Somalia MPs flee assassinations
23/06/09,
Hardline Islamists have been battling pro-government forces since 7
Scores of Somali politicians have fled the war-torn Horn
of Africa nation in the last month amid escalating clashes.
As few as 280 MPs remain, with 250 needed to make a quorum in the
550-seat assembly, based in the capital.
Latest News:
Taliyihii booliiska Muqdisho oo la dilay
17/06/09,
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saaka waaberigii hore waxa ay weerar
ku qaadeen fadhiisimo ay ay lahaayeen kooxaha mucaaradka, taasina waxa ay
keentay in dagaal culus uu ka qarxo xaafadda Hodan ee magaalada Muqdisho
Latest News:
Wasiirkii amniga dowladda oo la dilay
16/06/09,
Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Xagar, ayaa BBC-da
u xaqiijiyay in ay qarax bomb baabuur ay ku dhinteen wasiirkii amniga
qaranka ee dowladda ku meelgaarka, Cumar Xaashi Aadan iyo safiirkii hore
ee Soomaaliya u fadhiyay magaalada Addis Ababa
Latest News:
Dowladda ku meel gaadhka Soomaaliya oo codsi u jeedisay Qaramada Midoobay
12/6/09,
Wasiirka Warfaafinta ee dowladda Soomaaliya Farxaan Cali Maxamed
Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday hey'adaha Qaramada Midoobay in xafiisyadooda ay keenaan waddanka gudihiisa.
waxaa kale oo safaarad ka furanaya somalia wadanka talyaaniga
Latest News:
Sawirkan naxdinta leh waxaa nasiiyay SAYID OMAR SAYID MAHBUUB sawirkan waa laba will
oo ay gumeysiga Ethiopia ay ka jaren meesha laga kaadiyo 1968(READ MORE/AKHRI)
Sawirkan naxdinta leh waxaa na siiyay sayid omar sayid`mahbuub sawirkan waxuu sayid cumar hayay mudo ka badan 40 sano
sawirkan waa laba wiil oo kamid ah wiilashii ay ciidamada gumeysiga ethiopia ay ka gooyeen meesha laga kaadiyo 1968.
ciidamada Ethiopia ayaa waxay soo weerareen tuulo u dhaw fiiq waxay halkaa ku laayeen dad farabadan caruur badan oo ay isugu jira
wiilal iyo gabdho oo laga cararay way qabqabteen wiilashii meesha laga kaadiyo ayay ka gooyeen gabdhihiina way ka xeysteen tani waxay ka mid
tahay waxyaabaha bini'aadanimada ka baxsan ee ay ciidamada ethiopia kula kacaan shacabka ogaden ama somali-galbeed
source:Sayid omar sayid mahbuub
Latest News:
Somali Insurgent Leader Denies Reports of Death
By VOA News
07 June 2009
Sheikh Hassan Dahir Aweys talks to supporters in Mogadishu
A major Somali insurgent leader has denied reports of his possible death, saying he will hold a news conference on Monday.
Sheikh Hassan Dahir Aweys spoke to VOA's Somali service Sunday, just hours after Reuters news agency reported that he may be dead.
Reuters based its report
Latest News:
Wafdi Balaadhan oo Golaha Sare ee Jwxo,Booqanaya Wadanka Maraykankal
29/05/09
Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo Xudunta Wararka Ogaadeenya,
ka soo gaadhaya dalka Maraykanka, in Wafdi Balaadhan oo Golaha Sare ee Jwxo,
ah kuwaas oo uu Hogaaminayo Gud.Golaha Sare ee Jwxo,Eng.Salahdiin
Abdirahmaan Maow,waxaa iyana wafdigaas ka mida Madax kale oo Sare
Latest News:
Baarlamaanka dawlada ku meel gaarka ah oo ka cod bixin doonta heeshka dhex maray ee bada iyaga
iyo kenya
29/05/09
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Shiikh Aadan Madoobe, ayaa
sheegay inuu jiro mooshin ay xildhibaanno ka keeneen in laga hadlo is af
garad ku saabsan soohdinta badda oo ay dhowaan kala saxiixdeeen dowladaha
Soomaaliya iyo Kenya
Latest News:
Kenya has given its clearest indication of intervention in Somalia
By BENJAMIN MUINDI and KNA
Saturday, May 30, 2009
Kenya has given its clearest indication of intervention in Somalia by pledging to help crush the al-Shabaab militia group.
Foreign Affairs minister Moses Wetang’ula said Kenya will give Mogadishu all the necessary assistance in destroying the al-Qaeda-connected group.
Mr Wetang’ula did not indicate what kind of help Kenya
Latest News:
Xiisadda iyo dagaalada ka jira Muqdisho
Wednesday, May 20, 2009
Afhayeen u hadlay ciidamada dalka Burundi, Justace Ghiza, ayaa sheegay in kooxaha hubaysan ee mucaaradka ah ee soo weerareen saldhig ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho.
Wuxuu sheegay in xaruntooda lagu soo weerary hoobiyayaal iyo gantaallo, iyaguna ay ka jawaabeen
Latest News:
Call to blockade Somali Islamists
Wednesday, May 20, 2009
Somalia's neighbours have called for the UN to impose a blockade on air strips and sea ports to prevent Islamists getting weapons and fighters.
The emergency meeting of East Africa's Igad grouping also called for sanctions to be imposed on Eritrea, which denies charges it arms Islamist forces.
Latest News:
Italy to host conference on Somalia
Wednesday, May 20, 2009
Rome (ANSA) - Italy will host a conference next month on stabilising Somalia and combating piracy off its coast, Italian Foreign Minister Franco
Frattini announced on Wednesday.
The problem of piracy can only be resolved, Frattini observed, ''by helping Somalia consolidate its fragile government,'' which is currently battling
an offensive by hardline Islamic rebels
Latest News:
A video tape shows a member of the UAE royal family allegedly torturing afganistan man. Human Rights Watch called
on Tuesday on the United Arab Emirates to renounce the use of torture and launch investigation
14/5/09
video waa ciqaab uu geysanayo mid ka mid ah amiirada united arab emirates kuna sameynayo nin afganistan ah oo muslim ah.
Latest News:
Clashes in central Somalia between pro-government fighters and insurgents
have left at least seven people dead.
13/5/09,
Elders and other residents in the central town of Mahas say pro-government
militia fighters attacked militants with the radical al-Shabab group based in
the town late Tuesday. Witnesses say the fighting had stopped by early
Wednesday.
Latest News:
Dagaallo cusub oo caawa ka qarxay degmada Wardhiigleey ee magaalada Muqdisho
9/05/09,
dagaallo cusub oo u dhaxeeya ciidamada dowlada taabacsan iyo kuwa Xisbul islaam ayaa goor dhaweyd ka qarxay aga gaarka saldhiga Wardhiigleey
oo xarun u ah Ururka Xisbul islam.
Dagaalkan ayaa hada waxuu kasocdaa aga gaarka saldhiga Wardhiigley iyo isgoyska Folooreensa
Latest News:
Amnesty oo baaq u jeedisay Ethiopia in ay magacawdo magacyadii
kuwii ka danbeeyay afganbiga
6/05/09,
Dadka la xiray waxay xiriir la leeyihiin duqii hore ee Addis Ababa Berhanu Nega
Hey'adda xuquuqda aadanaha u doodda ee Amnesty International, ayaa ugu baaqday dowladda Ethiopia inay shaaciso magacyada 35 nin oo dowladdu ay
xirtay toban maalmood ka hor.
Latest News:
Ethiopia asked to name 'plotters'
6/05/09,
The detainees are said to be allied to self-exiled politician Berhanu Nega
The Ethiopian government has been asked by rights group Amnesty International to disclose the identity of 35 people arrested more than 10 days ago.
They were accused of plotting to overthrow the government.
The group says more people have been detained since, including an 80-year-old man in need of medical attention.
Latest News:
Faalo:Dawlada sheekh sharif oo meelo badan ka shabahda Manhajka maafiyada
26/4/09,
Sheekh sharisf sheekh ahmed macalin iyo qaadi Jawhar intaasi waa aqoonta lagu sheego in uu leeyahay
sheekh sharif ahmed waxaa intaa u dheer oo lagu sheegaa in hogaamiye kooxeed u ahaa maxkamad xaafad beeleed
xaafadaha ka mid ah mogadishu.
Latest News:
Somalia: Shells fired amid US visit
13/4/09,
Mortar shells have been fired towards a US congressman as he left Mogadishu, after what is believed to be the first visit to the Somali capital by
a senior US politician since 1994.
The attack on Monday came as Donald Payne, a New Jersey Democrat,
Latest News:
Shirkii G20 summit ee London oo dhamaaday halkan riix si aad sawiradii u daawato
iyo BBC iyo INterview Channel ay la yeelatay Meles Zenawi
4/4/09,
waxaa sawiradan qaaday idiin soo diyaariyay ururka Ogaden Freedom Campaign Organization
(OFCO) oo ay wadashaqeyn ka dhaxeyso websitka caanka ah ee Ogadennews.com
Eng: Ahmed Mukhtar
Latest News:
shirkii G20 summit ee London oo dhamaaday
2/4/09,
waxaa mudo laba maalmood ah uu shir ooga socday magaaladan london wadamada ugu dhaqaale badan
oo ka kooban 20 wadan waxayna ka shieayeen sidii wax looga qaban lahaa dhaqaalaha aduunyada
ee faraha ka baxay loona caawin lahaa wadamada soo koraya
Latest News:
Tanker seized off Somalia 'heading north'
27/03/09,
OSLO (AFP) — The Bow-Asir, a Norwegian chemical tanker captured by pirates off the Somali coast, is travelling north, the ship's owner Salhus
Shipping said Friday, adding it had not yet received a ransom demand.
"From the satellite we can see that the vessel is heading in a northerly direction," the company said in a statement.
Latest News:
Dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho
26/03/09,
Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay, labaatan kalena waa ay ku
dhaawacmeen dagaallo maanta ka dhacay xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid
ee magaalada Muqdisho
Dagaalka oo u dhexeeya laba kooxood oo iska soo
Latest News:
Dagaalka Al-Shabaab iyo Ahlu-Sunnah ku dhexmaray degaanka webxo oo ka tirsan gobolka galguduud
16/03/09, Ugu yaraan 15 qof, ayaa ku dhintay dagaal maalintii labaad ka dhacaya deegaanka Wabxo ee ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud.
dagaalkas oo ay iskaga soo horjeedaan labada maliishiyo kooxeed ee al-shabaab iyo ahlu suna wajamaaca
Latest News:
Gunmen seize 4 UN workers in Somalia
16/03/09,
MOGADISHU, Somalia (AP) — Gunmen seized four U.N. workers in southern Somalia
on Monday, a U.N. spokeswoman said, the latest in a series of attacks on aid
workers in the war-ravaged Horn of Africa nation
Somalia's text message insurgency
16/03/09,
The name of Somalia's Islamist insurgent group al-Shabab - it means "The Lads" - may conjure images of a lovable band of rogues.
But the radical militia is a fiercely secretive and ruthless organisation with alleged links to al-Qaeda.
The leaders of the group - which has taken over swathes of central and southern Somalia - are unknown to their subordinates
OGADEN GENOCIDE:
OMAR BASHIR SUDAN PRESIDENT : You don't care they acusse you genocide war crimes like me the International Criminal Court?
MELES ZENAWI ETHIOPIAN PRIME MINISTER: They are SOMALIS no one care about them you can kill as much as you like!!!
Latest News:
Thousands Rally for Peace in Somalia
5/3/09,
Thousands of people have staged a rally in Somalia's capital, Mogadishu, calling for peace and for
the rule of Islamic law.
The crowd gathered Thursday at the city's main football stadium, carrying banners denouncing
violence
Latest News:
Maxkamadda caalamiga oo amartay in la xiro Al-bashiir
3/3/09,
Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir
Maxkmadda Caalamiga ee damnbiyadda ayaa ku dhawaaqday in la soo xiro Madaxweynaha Sudan Omar
Xasan al-Bashir, isagoo loo heysto danbiyo dagaal inuu ka galay Darfur.
Latest News:
Somalia: 500 African Union Peacekeepers Arrive in Mogadishu
3/3/09,
A new batch of African Union peacekeepers arrived in Somalia's capital Tuesday, days after
11 Burundian peacekeepers in Mogadishu were killed in a suicide bomb attack, Radio Garowe reports.
A military transport plane delivered 500 new soldiers from Burundi, which will reinforce
Latest News:
Somalia: Islamist Leader Blames Ethiopia
19 February 2009
Mogadishu — Mohamed Ibrahim Bilaal, one of Somali Islamist leaders, has blamed Thursday
Ethiopia of creating chaos in Somalia, after Ethiopian troops re-entered in the country yesterday.
Eyewitnesses said Wednesday more Ethiopian troops with about 60 military vehicles entered in
Latest News:
Ogaden region: Land Mine Kills 13 People in Ethiopia
9 February 2009
11/02/09 Mogadishu — Thirteen Somalis have been killed in Wardher town in eastern Ethiopia
after a land mine targeted a car they were traveling, witnesses told said on Monday.
Latest News:
Tsvangirai sworn in as Zimbabwe PM
11/02/09 Tsvangirai's appointment as PM raised hopes of an end to longstanding rivalry with Mugabe
[AFP] Morgan Tsvangirai, the leader of the Movement for
Democratic Change (MDC), has been sworn in as Zimbabwe's
Latest News:
115 qof oo Somali ah oo la bedbaadiyay
06/02/09
Doonta ay saarnaayeen dadka tahriibayay
Ciidamada badda ee Jasiiradda Malta ayaa badbaadiyay dad Somali ah oo boqol qof ka badan, kuwaasi oo saarnaa doon ku caarisay meel
u dhaw badda jasiiradaasi Malta.
The mad mullah who shamed us
AMERICAN troops are now scouting the al-Qa'eda nests of
Somalia. Eighteen US Rangers were murdered in 1993 in Mogadishu, the capital, and America may now settle the