OGADENNEWS
  fooljeex halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa?
10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka
Eng:Ahmed Mukhtar
Xiisadda xuduudka Eritrea iyo Ethiopia
by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi

Mudaaharaad lagaga soo horjeedo Ms. Rice


02/04/06, Jack Straw iyo Condoleezza Rice Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Condoleezza Rice ayaa sheegtay in aysan wax weyn u arag dadka sameynaya mudaahraayada booqashadeeda Britain looga soo horjeedo.

Waxay sheegtay iyadoo booqasho ku mareysa magaalada Blackburn ee Waqooyiga Galbeed ee dalkan Britain, in dadka mudaaharaadayada ay ku dhaqmayaan dimuquraadiyad oo aysan waxyeelo iyada ku aheyn ama wax u dhimeynin.

Dad mudaahraadaya oo careysan ayaa la maqlayay mar iyada iyo Xoghaya Arrimaha Dibadda ee Britain Jack Straw ay wada jir shir jaraa'id u qabteen.

Ilaa iyo laba boqol oo mudaaharaadeyaal ah oo si xoog leh u qeylinaya ayaa isugu soo ururay Guriga Dowladda Hoose ee magaalada Blackburn oo ah halka ay labada xoghaye saxaafadda kula hadlayeen.

Mar wax laga weydiiyay Ms. Rice sida ay u aragto, dadka mudaaharaadayaasha ah oo meel walba oo ay booqato u raacayay, ayaa sheegay in ay xushmeyneyso in dadkani sida dumuquraadiyadu u ogashahay ay xaq u leeyihiin in ay mudaaharaadaan.

Booqashada Ms Rice ay ku tagtay magaalada Blackburn ayaa waxay uga jawaabeysay booqasho uu sanadkii hore Mr. Straw ku tagay magaalada Birmingham ee gobolka Alabama ooo ah halka ay Ms. Rice degan tahay.


Source: Source: BBC
Ogadennews -

CONTACT BY EMAIL



  If you need advert for your Business
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho

Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood

Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi.
by:Abdullahi Mohamed
© 2000 ogadennews.com | Design by Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar