OGADEN NEWS
Contact ...US


Col: Abdi qeybdiid oo la sii daayay(Sweden)

20/10/05, 20/10/05, poliiska wadanka Sweden ayaa waxay sii daayeen madaxa ciidamada boliiska qeyb ka farcantay dawlada kumeel gaarka soomaliya oo lagu xidhay wadanka Sweden.

isaga oo shir u yimid iyada oo lagu waayay cadeyn adag in uu ka qeyb qaatay 1990 dil loo gaystay ciidama da mareykanka ee muqdisho joogay col: abdi qeybdiid waxaa la xidhay markii lagu eedeeyay in uu ka qeyb qaatay dilkii ciimada mareykanka ahaa .

sharciga Sweden ayaa waxuu qorayaa in qofka loo xidhi karo danbiyo dil ah oo ka galay dibada, col: qeybdiid waxaa u magacaabay madaxa boliiska somalida qeyb ka qo’day dawlada ku meel gaarka soomaliya, laakiin madaxweynaha dawlada ku meel gaarka cabdullahi yusuf oo saldhigiisu yahay magaalada jawhar oo u jirta magaalada muqdishu 90km .

waxuu taliyaha ciidamada boliiska soomalida u magacaabay Mr: Ali Madobeh maxkamada waxaa la tusay video tusaya isaga oo ka qeyb qaadanaya laba nin oo la dhalinyaro ah oo la garaacayo ka dibna la dilay 1991kii laakiin looyarkiisii ayaa waxuu ku tilmaamay in video aad wax looga badalay oo uu san aheyn original wax micna ahna ma uu samaynayo.

Maalintii axada aheyd kumanaan qof ayaa banana bax sameysay magaalada mugadishu iyaga oo ka soo horjeeda Xidhitaankiisa waxayna ku eedeeyeen in kooxda jawhar ee iska soo horjeedaan ay ka danbeeyeen xidhitaankiisii.

Col Qeybdid waxuu ahaan jiray ciidamadii daacada u ahaa ama la shaqeyn jiray warlord Mohamed Farah Aideed, Bilawgii 1990kii.

Somaliya waxay dawlad la’aan aheyd mudo ka badan 14 sano dawladii l;agu soo dhisay Nairobi Ee loo dhaariyay wadanka waxba kama ayasan badalin xaaladii hore ee uu wadanku ku jiray oo wax awood ah oo ay leeyihiin ma uu jiro.



SOURCE:bbc

CONTACT BY EMAIL