OGADENNEWS
  fooljeex halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa?
10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka
Eng:Ahmed Mukhtar
Xiisadda xuduudka Eritrea iyo Ethiopia
by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi

Dagaal xoog leh oo ka socda Muqdisho


11/05/06, Yemen: Soomali doon ku dhimatey badaha u dhaxeeya Soomaaliya iyo Yemen ayaa dadka ku dhinta xeebaha Yemen ay ka tagaan Dalka Yemen waxa Isniintii lagu aasey 47 qof oo iskugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan oo dhintey ka dib markii qasab looga daadiyey doon ay ka soo raaceen Soomaaliya.

Waxa wararku shegayaan in dadkaasi ay rabeen iney Yemen galaan inta aysan bilaabmin saddexda bilood ee bad-xiranka oo doomuhu aysan safrin. Waxa lagu soo waramayaa in shilkaas ay ka badbaadeen 84 qof oo ooy ku jiraan 21 dumar ah iyo shan caruur ah oo la geeyey xerada ay hey'adda qaxootigu ku leedahey halkaas.

Xuseen Xaaji Axmed oo ka tirsan diblomaasiyiinta Qunsuliyadda Soomaalida ee magaalada Cadan ayaa BBC-da arinkan uga waramey.

Waxa uu yiri Xuseen Xaaji dadkaas ku dhintey doontaas oo tiradoodu ahey 47 ayaa aag isku dhow lagu aasey iyadoo laba qof oo kasta isku god lagu xabaaley.

23 Sooomaali ah ayaa dhintey

Waxa diblomaasigaasi sheegey in dadka ku dhintey doontaas 24 ka mid ah ay ahaayeen Itoobiyaan inta kalena ay ahaayeen Soomaali.

Waxa wararku sheegayaan in saddex doomaad ay isku mar biyaha soo galeen oo mid ka mid ah doomankaas ay aheyd tan dadka xoogga looga daadiyey oo ijniinku ka fariistey, ka dibna markii hore ay doomankii kale ay isku dayeen iney jiidaan, laakiin markii dambe ay jiidi kari waayeen; sidaasna ay dadkii doontaasi siddey badda loogu daadshey


Source: Source: bbc
Ogadennews -

CONTACT BY EMAIL



  If you need advert for your Business
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho

Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood

Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi.
by:Abdullahi Mohamed
© 2000 ogadennews.com | Design by Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar