SOMALI LINKS
|
3/03/10,
Alan Johnson Xoghayaha arrimahagudaha ee Britain
Alan Johnson Xoghayaha arrimaha gudaha ee Britain
Britain waxay dalkeeda ka mamnuucday Al shabaab oo ka taliya qaybo ballaaran oo ka tiran koofurta iyo bartmaha Soomaaliya.
Al-Shabaab ayaa ka dagaalama Soomaliya, gacansaarna la leh Alqaacida.
Wasiirka arimaha gudaha Alan Johnson, ayaa sheegay inay Alshabaab ay u go'day dagaal ayna adeegsato xeelado argagax.
Mamnuuca Al-Shabaab, waxaa macnaheedu yahay in- kamid noqoshada Shabaab ay noqoneyso dembi, isla markaana
ay dadka British-ka ah ka mamnuuceyso in ay lacag u ururiyaan Shabaab.
Xafiiska Arrimaha Gudaha ee Britain waxaa uu sheegay in Al-Shabaab ay ka go'an tahay in uu dagaal ku gaaro dantiisa,
waxaana lagu eedeeyay weerarro lagu qaaday dad Soomaali ah.
ogadennews1@hotmail.com

|
SOMALI MAQAAL
|