Ogadennews: somaliogaden people website
OGADENNEWS
  fooljeex halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa?
10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka
Eng:Ahmed Mukhtar
Xiisadda xuduudka Eritrea iyo Ethiopia
by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi

----------TACSI MURUGO LEH !!!----------


Tacsi! Allaha u naxariistee marxuum Sareec Ugaas Maxamed Duulane Ugaas Xaashi Waxaa magaalada Cape Town ee South Afrika lagu dilay 21/07/06Allaha u naxariistee marxuum Sareec Ugaas Maxamed Duulane Ugaas Xaashi, Geeridaas naxdinta leh oo Shacabka Soomaalida Ogaadeenya si weyn u wada danaqday lagana dareemay dhamaan dacalayada aduunka.

1)ahmed mukhtar sheikh xaaskiisa iyo caruurtiisa

2) farah bootaan xaaskiisa iyo caruurtiisa

3)abdirahman aardoon xaaskiisa iyo caruurtiisa

4)mukhtar bashiir xaaskiisa iyo caruurtiisa

iyo dad kale oo qaraabio ah oo farabadan waxaan ilaahay ooga baryaynaa in marxuumkaa janadii ka waraabiyo eheladiisana samir iyo iimaan ka siiyo.

inaa lillaahi wa inaa illahi raajucuuna.


Source:Eng:Ahmed mukhtar sheikh-mohamed(Eegge)
Ogadennews.com -

CONTACT BY EMAIL



  If you need advert for your Business
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho

Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood

Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi.
by:Abdullahi Mohamed
© 2000 ogadennews.com | Design by Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar