|
||
OGADENNEWS |
||
halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read
riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa? 10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka Eng:Ahmed Mukhtar Xiisadda xuduudka Eritrea iyo Ethiopia by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi |
Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun : MASAR SHEIKH-MOHAMED XAAJI CALI OO KU GEERIYOOTAY DIRDHAWA ETHIOPIA 18/9/09. 18/09/09, Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun : MASAR SHEIKH-MOHAMED XAAJI CALI OO KU GEERIYOOTAY DIRDHAWA ETHIOPIA 18/9/09. Waxaa maanta ku geeriyootay magaalada dirdhawa ee ethiopia hooyo Masar sheikh-mohamed xaaji cali waxaa halkan tacsi gaar ah oo murugo ah diraya 1)ahmed mukhtar sheikh-mohamed oo ay masar aheyd eedadii iyo hooyadiisii soo korisay waxaa kale oo tacsi diraya xaaskeyga 2) saynab shariif osman iyo cariuurtayda dhamaantood oo kala ah zakariye,amaal,cabdirahiim,liibaan,nuuradiin,hanaan,hana. iyo 3) hooyaday nadiifo cali aamin iyo walaashay 4) ubax ahmed sheikh-mohamed iyo 5) mohamed ahmed sheikh-mohamed iyo dhamaan reer sheikh-mahamed xaaji cali meel kasta oo ay joogaan waxay maamulka ogadennews.com ay sigaar ah tacsida oogu dirayaan marxuumada caruurteeda iyo qaraabadeeda in illaahay samir iyo iimaan uu ka siiyo janadadii fardawsana ka waraabiyo hooyo masar oo in mudo ah ku xanuunsaneyd dirdhaba laakiin ay maanta tii illaahay ku timid janadii allaha geeyo.inaa lilaahi wa inaa illaahi raajucuuna inaa lillaahi wa inaa illahi raajucuuna.
Source:Eng:Ahmed mukhtar sheikh-mohamed(Eegge) Ogadennews.com - CONTACT BY EMAIL ![]() |
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi. by:Abdullahi Mohamed |
©
2000 ogadennews.com | Design by
Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar |
||