|
||
OGADENNEWS |
||
halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read
riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa? 10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka Eng:Ahmed Mukhtar Xiisadda xuduudka Eritrea iyo Ethiopia by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi |
shirkii oogu waynaa oo ay maanta ku qabteen guurtidii nabada ee gobolka ogadenya oo maanta ka dhacay london(bigest conference)
23/04/06,
shirkii oogu waynaa shir lagu qabto wadamada dibada ayaa maanta ka dhacay magaalada london waxaana shirkaa qabtay
odayaal dhaqameedyadii gobolka ogadenya ee nabad doonka ahaa shirkaas oo meel lakala fadhiisto la waayay ayaa waxay turjumaad
ka tahay xiisaha ay dadku u qabaan odayaal dhaqameedyada nabada ay wadaan dadka shirkaa ka soo qeyb galay oo isugu jiray
odayaal siyaasiyiin culimo udiin dhalinyaro iyo haweenba.
ayaa waxaa lagu qiyaasay in uu dadku gaadhayay ilaa iyo
700 oo ruux waxaana aad iyo aad looga dooday dhibaatada heysata shacabka ogadenya meel kasta oo ay joogaanba waxaa kale oo
la isla gartay baahida loo qabo in nabad waarta laga dhaliyo gobolka ogadenya ama Somali-galbeed. iyo in miiska la soo fadhiisiyo
kooxda onlf oo odayada markii hore ku gacan saydhay laakiin odayaashu ay cadeeyeen in aysan ka daalaynin kana rajo
quusan in ay ka hadhaan onlf in ay ogolaato nabada
waxay kale oo ay odayaashu cadeeyeen in wali wadi doonaan nabada iyo xal u raadida shacabka ogaden ama Somali-galbeed
xaataa hadii ay kooxda onlf diido wadahadalada nabada lagu raadinayo
Ugaas Cabdi Ugaas Axmed Haashi oo ku hadlayay magaca guurtada ayaa si qoto dheer uga hadlay hawshii ay
soo qabteen illaa iyo maalintii ay u istaageen xal u helidda arintan murugtay ee gobalka Ogadeniya. waxuu kale oo uu ugaasku
sheegay in uu rajo aad uweyn uu ka qabo in ay ku guulaysan doonaan nabad ka dhalinta gobolka ogadenya ama somali-galbeed
waxuuna rajo weyn ka muujiyay in ay dawlada ethiopia ay ogoshahay in ay aqbaleyso nabada ay odayaal dhaqameedyadu wadaan.
shirka sawiradiisa iyo go'aamadii shirka dib ayaa idiinla soo socodsiin doona sida oogu dhakhsaha badan iyowaxii kale ee
faafaahin ah ee shirka ku saabsan.
Source: Source: cheif editor: Eng:Ahmed mukhtar sheikh (Eegge) Ogadennews.com - CONTACT BY EMAIL ![]() |
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi. by:Abdullahi Mohamed |
©
2000 ogadennews.com | Design by
Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar |
||