|
||
OGADENNEWS |
||
|
Rumayso ama ha rumaysan !!!believe it or not!!! --haa--haa--haa--haa--haa--haa--qiso la yaab leh ayaa ka dhacday isbaarooyinkii xamar maleeshiyooyinkii isbaarooyinka ayaa waxay keeneen in ay qofkii baabuurta ay istaajinayaan saaran ee ilig dahab ah qaba in ay iliga kala baxaan waxay wataan biinso wayn qof kasta waxay dhahayaan na tus ilkahaaga hadii ay ku arkaan ilig dahab ah way kala baxayaan. wali is baarooyinkii hore ee xamar ayaan ku jirnaa waxay kale oo ay soo saareen hab lacag dheeraad ah lagu sameeyo waxayna dhaheen qofkii ka badan 50kg waa in lacag laga qaadaa baabuurta ayay istaajinayaan waxayna miisaamayaan qof kasta . qofkii 50kg ka bata lacag ayaa la dhihi bixi xoolihii dalka ayaad cuntaye markii uu qofkii lacagta bixiyo ayaa khadana waxaa istaagin isbaradii muuse suudi lacag kale ayuu bixin hadana waxaa istaajin isbaaradii xuseen ceydiid lacag kale ayuu bixin hadana waxaa istaajin isbaaradii qanyare ,hadana waxaa istaajin isbaaradii caato kadib dadkii buurbuurnaa waxay maxaabiis ku noqdeen guryahoodii oo way diideen in ay soo baxaan. !!! FADLAN HADII AAD HAYSO WAX LA YAAB LEH AMA SHEEKO LAGU QOSLO NOOGU SOO DIR EMAILKA HOOS KU QORAN SI QOSALKA IYO LA YAABKA LAGUULA QEYBSADO WAAD MAHADSANTIHIIN.
Source: Eng:Ahmed mukhtar sheikh Ogadennews.com - CONTACT BY EMAIL ![]() |
|
©
2000 ogadennews.com | Design by
Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar |
||