Ogadennews: somaliogaden people website
OGADENNEWS
  fooljeex halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa?
10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka
Eng:Ahmed Mukhtar
Xiisadda xuduudka Eritrea iyo Ethiopia
by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi

kooxda ONLF oo dishay 6 ruux oo uu ku jiro suladaankii beesha Abrahiim magacyadoodii hoos ka akhri


dadkii ay kooxda onlf ku dishay magaalada caado oo ka tirsan gobolka wardheer ayaa waxay kala yihiin marxuumiinta hoos ku qoran: !!!

1- Suldaan Ibraahim Suldaan Cali Saafi (Abraahiim)
2- Ina Nuur Jadeer (Abraahiim)
3-Maxamed Maydhax (Abraahiim)
4-Xasan-Baqare (Ismaaciil gumcadle)
5- Cali-xamari (Ismaciil Gumcadle)
6-Foodcadde (Ismaaciil Gumcadle)

waxaa ilaa iyo hada aad loola yaabanyahay falkaa xun ee ay kooxda onlf kula kacday beesha Abraahiim ee isugu jira dilka suldaankoodii iyo afduubka dad ay haween ku jiraan ilaa iyo hadana aan war laga heynin waxa ay xaaladooda ku sugan tahay.

nimanka ka danbeeya dila iyo afduubka waxay caruurtooda iyo xaasaskoodii keensadeen wadamada yurub waxayna laynayaan dad shacab ah oo aan waxba galabsanin waxa ay kooxda onlf waayadan danbe waday waa la dagaalanka beelaha dega ogadenya waa arintan dib loo fiiriyaa oo la iska qabtaa nimanka ficilkan ka danbeeya oo ku dhuumanaya Ingiriiska Denmark Australia iyo Jarmalka.


Source:abdinasir macalin(wariye qoraheey)
Ogadennews.com -

CONTACT BY EMAIL



  If you need advert for your Business
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho

Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood

Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi.
by:Abdullahi Mohamed
© 2000 ogadennews.com | Design by Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar