WELCOME TO OGADENNEWS
  SOMALI LINKS


The Capture of Jigjiga (Jijiga) in the 1977 War... xoreyntii wadanka somali-galbeed 1977

8/02/10,
xoreyntii somali-galbeed ama ogaden waxaan idiin soo bandhigeynaa warar ku saabsan qabsashadii goday iyo jigjiga oo aydaan horey u arag ethiopiyaanka ciidankoodii oo cagaha wax ka dayay.

markii ay ciidamii iyo jabhadii somali-galbeed ay weerareen jigjiga iyo godey hub aad ufara badan oo uu mareykanka iyo ruushka iyo isreal ay ku soo daldaleen ethiopiyaanku ciidankiisu ma'uusan heynin niyad ay ku dagaalamaan weyna ka carareen allahayoow yaa soo celiya waqtigaas ay soomalidu sharafta iyo xoog ciidan heysatay














ogadennews1@hotmail.com



  SOMALI MAQAAL


Warar dhexdhexaad ah |Daacad ah oo run ah waxaad ka helaysiin websitka caanka ah ee Ogadennews
© 2000 ogadennews.com | Design by Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar