|
||
OGADENNEWS |
||
halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read
riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa? 10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka Eng:Ahmed Mukhtar Xiisadda xuduudka Eritrea iyo Ethiopia by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi |
Slovodan Milosevic oo geeriyooday12/03/06, Slobodan Milosevic Madaxweynihii hore ee Yugoslavia, Slobodan Milosevic ayaa ku dhex geeriyooday xabisga maxkamadda caalamiga ah ee danbiyada dagaalka ee Hague. Maxkamadda ayaa waxay sheegtay in Mr. Milosovic laga helay qolkiisii cabsiga ee uu ku xirnaa, hase ahaatee, wali lama ogan sababaha keenay dhimashadiisa. Mr. Milosevich ayaa waxaa uu jiray lixdan iyo afar sanadood, waxaanna muddo afar sanadood ah lagu qaadyay danbiyo isku jira xasuuq iyo kuwa ka dhan ay bani'aadaninimada. Qaliin buuxa ayaa meydkiisa lagu sameyn doonaa si lagu ogaado sababaha keenay geeridiisa, waxaase la ogaa in u qabay dhiig kar iyo wadne xanuun. Bishii la soo dhaafay ayaa maxkamadda caalamigu waxay diiday codsi ah in Mr. Milosevic uu sababo xaafimaad u aado dalka Ruushka. Bayaan ay soo saartay Makamad caalamiga ah ayaa dalabtay in baaritaan lagu samaayo xaaladdaha keenay dhimashadiisa, ka dib markii meydkiisa laga helay sariirtii uu ku jiifay ee xabsiga Qaramada Midowbay ee Hague. Ilaaladii xabsiga ayaa isla markiiba wargaliyay mas'uuliyiinta xabsiga iyo dhaqtar. Ka dibna waxaa mar danbay waxay mas'uuliyiintaas xaqiijiyeen in uu Mr. Milosevic meyd yahay.
Source: BBC Ogadennews - CONTACT BY EMAIL ![]() |
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi. by:Abdullahi Mohamed |
©
2000 ogadennews.com | Design by
Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar |
||