OGADENNEWS
  fooljeex halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa?
10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka
Eng:Ahmed Mukhtar
Magaalo laba cadow leh ee keebay la daristaa?
by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi

Xajka oo la xoojiyay amaanka

10/01/06, Kabcada Maka Tallaabooyin ka hortag ah ayaa lagu soo rogay dalka Sucuudiga, si dadka Xajinaya looga dhowro in ay dhaawacyo ku soo gaaraan inta ay xajinayaan.

Saddexda maalmood ee soo socda, ayaa in ka badan laba milyan oo xaaji waxay magaalada Mina oo u dhow magaalada Barakaysan ee Maka waxay ka samayn doonaan dhagax tuurka loo yaqaan tuuryeynta sheydaanka.

Sanooyinka dhowaa ayaa boqollaal ruux waxay ku dhinteen markii la is buurtay. Sucuudigu waxay hadda dhiseen derbiyo dheedheer, si Xujeyda loo kala fogeeyo isla markaana loogu suuro geliyo in dad badani ay isku mar dhagaxa tuuri karaan.


Source: bbc
Ogadennews -

CONTACT BY EMAIL



  If you need advert for your Business
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho

Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood

Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi.
by:Abdullahi Mohamed
© 2000 ogadennews.com | Design by Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar