OGADENNEWS
  fooljeex halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa?
10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka
Eng:Ahmed Mukhtar
Magaalo laba cadow leh ee keebay la daristaa?
by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi

maxaabiistii mucaaradka ethiopia (CUD) oo loo diiday in la siidaayo

4/1/06, dhamaan madaxdii xisbiga mucaaradka (CUD) ee ethiopia waxay ku jiraan xabsiga. koox ka mid ah xisbiga mucaaradka iyo shaqaale heyadaha caawimaada iyo joornaalistayaal ayaa lagu soo eedeeyay in ay wadeen afganbi dawlada ethiopia. ayaa waxaa dhamaantood loo diiday in ay qaataan mudo yar oo sii dayn ah inta laga gaadhayo xiliga maxkamada labaad

xaakimka maxkamada sare ayaa yidhi xaalada danbi ee laydiin haysto culeyskeeda daraadiis waan diiday in la idiin sii daayo dadkaas maxaabiista ah oo gaadhaya 131 ruux.

kooxdan maxakamada la horkeenay oo ay ku jiraan dhamaan hogaamiyayaashii xisbiga Coalition for Unity and Democracy (CUD) ayaa waxay inkireen jiritaanka maxkamada danbiyada loo heysto waxay la xidhiidhaan banaanbaxyadii bilawday ee doorashada ilaa iyo may 2005 ee la isku heystay. mid ka mid ah CUD leaders, Berhanu Nega, ayaa waxuu ku dhawaaqay si uu u dhiiri galiyo maxaabiista kale ee siku danbiga loo heysto iyo dad kale oo maxkamda ka buuxay waxuu yidhi waxaa la noo heystaa been abuur la sameeyay mana aaminsanin jiritaanka maxkamada lana keenay.

markaa ka dib ayaa xaakinkii oo lagu magacaabo Adil Ahmed wuu ka baxay maxkamadii sharciga ethiopia waxaa lagu qiyaasayaa hadii kooxdan lagu helo danbiga loo heysto in qaarkood lagu xukumo inta laga bilaabo 3 sano ila iyo dil. maxkamadiina dib ayaa loo dhigay ilaa iyo bisha February 2006. .


Source: BBC
Ogadennews -

CONTACT BY EMAIL



  If you need advert for your Business
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho

Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood

Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi.
by:Abdullahi Mohamed
© 2000 ogadennews.com | Design by Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar