WELCOME TO OGADENNEWS
  SOMALI LINKS


Shiikh Shariif oo eedeeyay al-Shabaab

01/07/09,
Shiikh Shariif oo eedeeyay Alshabaab Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shraiif Shiikh Axmed ayaa ku eedeeyay kooxaha mucaaradka inay carruur qoranayaan si ay dagaalka u adeegsadaan.

Mar sii horeysayna afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya ayaa isna waxa uu sheegay in carruurta qaar mukhaadaraad inta la cunsiiyo loo adeegsado weerarada is qarxinta ah.

Xaaladda carruurta iyo dhibaatada heysata iyo eedeymahaa la sheegayo maxaa ka jira, ayaan wax ka weydiinay guddoomiye ku xigeenka hey'adda Elman ee u ololeysa xuquuqda aadanaha Cali Shiikh Yaasiin, wuxuuna sheegay in labada dhinac ee dagaalamaya ay isticmaalaan caruurta.

ogadennews1@hotmail.com



  SOMALI MAQAAL


© 2000 ogadennews.com | Design by Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar