WELCOME TO OGADENNEWS
  SOMALI LINKS


al-Shabaab iyo dowladda oo dagaallamay

18/10/09, Dagaal galabta ka dhacay agagaaraha Isgoyska Dabka ee wadada Maka al-Mukarama ayaa waxa uu dhexmaray ciidamada dowladda oo fariisin ku leh isgoyska iyo kuwa ka tirsan Xarakada al-Shabab.

Dagaalka oo waqti kooban socday ayaa waxa ku dhintay ugu yaraan saddex ka mid ah dhinacyadii uu dagaalku ku dhexmaray halkaasi.

Waxaa sidoo kale dhaawac uu soo gaaray afar ruux oo rayid oo la socday gaari minibus ah oo ah kuwa daweynaha oo wadadaasi marayay.

Labada dhinacba waxa ay si kala duwan u sheegteen in ay qasaare ba'an gaarsiiyeen dhinca ka horjeeday

ogadennews1@hotmail.com



  SOMALI MAQAAL


Warar dhexdhexaad ah |Daacad ah oo run ah waxaad ka helaysiin websitka caanka ah ee Ogadennews
© 2000 ogadennews.com | Design by Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar