|
||
OGADENNEWS |
||
halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read
riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa? 10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka Eng:Ahmed Mukhtar Xiisadda xuduudka Eritrea iyo Ethiopia by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi |
Dalka Iran oo diidey dalabaadka Qawmiyadaha midoobay01/05/06, Ahmadinejad waxa uu sheegey ineysan habooneyn in Iran loo diido waxa ay xaqa u leedahey Madexweynaha Iran Mahmoud Ahmadinejad ayaa sheegey in dalkiisu "uusan kala jecleyn" qaraarka QM ee la doonayo in lagu xakameeyo barnaamijka nukliyarka ee dalkiisa. Waxa uu madexweyne Ahmadinejad uu hadalkan jeediyey iyadoo ay hey'adda QM u qaabilsan ilaalinta quwadda Nukliyarku ay isku diyaarineyso iney warbixin u gudbiso Golaha Ammaanka, taasoo ka hadli doonta in Iran ay aqbashey dalabaadkii QM ee lagu weydiistey iney hakiso xoojinta yuraaniyamkeeda iyo in kale. Iran waxa ay ku adkeysaneysa ineysan ka tageyn xaqa ay u leedahey xoojinta Yaraaniyamkeeda oo bey tiri ku saabsan gabi ahaanba hawlaha nabadda. Mareykanku waxa uu leeyahey, Qaramada Midoobey waa in ay tallaabo ka qaaddo Iran haddii la ogaado ineysan u hogaansamin dalabaadkii QM. Dr Condoleezza Rice Xoghayaha Arimaha Dibadda ee Mareykanka, Dr Condoleezza Rice waxa ay sheegtey in habka arinkan loola taaaclo uu saameyn ku yeelanayo magaca iyo aaminista loo hayo Qaramada Midoobey. Mareykanku waxa uu ka cabsi qabaa in Iran ay Yureeniyamka ay xoojineyso u isticmaasho samysashada hubka Nukliyarka, welina Mareykanku meesha kama uusan saarin inuu Iran miletri ku weeraro.
Source: Source: BBC Ogadennews - CONTACT BY EMAIL ![]() |
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi. by:Abdullahi Mohamed |
©
2000 ogadennews.com | Design by
Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar |
||