OGADENNEWS
  fooljeex halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa?
10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka
Eng:Ahmed Mukhtar
Magaalo laba cadow leh ee keebay la daristaa?
by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi

hoteel ay xujeydu degaan(mecca) oo dumay ayna ku dhinteen in ka daban 20

5/1/06, hoteel ku yaala magaalada maka oo ay xujeydu degaan ayaa dumay dad badan ayaa halkaa ku dhintay kuwa kalena waxay weli ku hoos jiraan shamiitadii iyo caradii qurmadka degdega ah ee sacuudiga ayaa raba in caawa oo dhan ka shaqeeyaan si ay u badbaadiyaan dad uu huteelku ku dumay ee wali ku hoos jira.

sida uu taleefishinka dawlada sacuudigu sheegay waxaa ku dhimatay dad ka badan 20 ruux laakiin sida waxaa laga cabsi qabaa in ay tirada dadka halkaa ku dhintay ay aad ooga badan tahay tan ay dawlada sacuudigu sheegtay waayo hoteelku waxaa degaanaa dad aad u fara badan markii uu dumayna wado hoos marta huteelka dad aad u badan ayaa ku tukunayay oo uu huteelku ku kor dumay dadkii ku jiray iskaba dhaaf.

waxuuna ahaa hoteel dheer oo u dhaw xaramka. in kabadan ilaa iyo hal million oo ruux ayaa hada ku sugan magaalada mecca iyaga oo u tagay in xajka soo gutaan dadkaa muslimiinta ahna waxay ka kala yimaadeen aduunweynaha oo dhan. ninka u hadlayay wasiirka isgaadhsiinta ayaa waxuu sheegay in aysan ilaa iyo hada aysan cadeyn sababta kaliftay dumitaanka huteelka.

huteelka magiciisa waxaa la yidhaahdaa al-Najd huteel wadada al-Ghazal waxuuna massjidka xaramka u jiraa ilaa iyo 60m xujeyda isticmaasha huteelkaa dumay waxay u badan yihiin in ay ka yimaadeen wadamada kala ah Tunisia, United Arab Emirates iyo India. dadka ku dhintay huteelka waxay u badanyihiin ayay dawlada sacuudigu tidhi Tunisia and Algeria.


Source: mohamed a. cabdirahman (jeddah)
Ogadennews -

CONTACT BY EMAIL



  If you need advert for your Business
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho

Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood

Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi.
by:Abdullahi Mohamed
© 2000 ogadennews.com | Design by Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar