|
||
OGADENNEWS |
||
halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read
riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa? 10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka Eng:Ahmed Mukhtar Xiisadda xuduudka Eritrea iyo Ethiopia by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi |
Alqaacida oo talo u soo jeedisay Xamas5/03/06, Ururka Xamaas calankooda Ku xigeenka hogaamiyaha Ururka Alqaacida, Ayman Al Zawahiri ayaa ka dalbay Ururka Xamaas in uusan aqoonsan heshiiska nabadda oo uu maamulka Falastiiniyiintu la gaaray Isreal. Cajalad Vedio ah oo laga sii daayay telefishka Aljaziira, ayaa Al Zawahiri uu ku sheegay in maamulka Falastiiniyiintu ay ku gateen Falastiin qiimo raqiis ah. Mar sii horeysay, hogaamiyeyaasha Xamaas oo hadda booqasho ku maraya dalka Ruushka ayaa ku celiyay, marka laga gudbo cadaadiska ay saartay dowladda Ruushku, in aysan aqoosaneyn jiritaanka Isreal. Hase ahaatee, hogaamiyaha siyaasadeed ee Ururka Xamaas, Khalid Mashcal ayaa sheegay in uu Ruushku gacan ka geysan karo dhexdhexaadinta caalamiga ah ee arrimaha Barigga dhexe isagoo ka xaglin Falastiiniyiinta. Fariinta lagu soo diray vedioga, ayaa Al Zawahiri waxaa kale oo uu musliniinta ka dalbay in ay cunno qabateen ku soo rogaan dalalka Yurub ee daabacay sawirgacmeedyada lagu aflagaadeeyaya Nabi Maxamed Caleyhi Salaatu Waslaam. Dhanka kale, Dr. Maxamuud Rahani oo ka mid ah xildhibaanada Ururka Xamaas ee baaralmaanka Falastiiniyiinta, ayaa ku gacanseeray baaqa Ururka Alqaacida oo lagu diidayo hashiisyadii nabad uu maamulka Falastiinyiintu uu horey ula gaaray Isreal.
Source: BBC Ogadennews - CONTACT BY EMAIL ![]() |
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi. by:Abdullahi Mohamed |
©
2000 ogadennews.com | Design by
Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar |
||