SOMALI LINKS
|
Dablay maanta weerar ku qaaday saldhiga booliska ee kaaraan
14/03/07,
Dablay maanta weerar ku qaaday saldhiga booliska ee kaaraan dad arkayay waxay sheegeen
in dablaydaas ay wateen baabuur ka dibna aya ka soo dageen baabuurkii banbaanooyinka gacanta
oo laba ahna ay ku tuureen wax banabaanooyinkaa ku dhintay lama soo sheegin.
isla markiiba waxaa halkaas la keenay ciidamo badan oo boolis ah oo dadka baadhayay waxay kale
oo ay wararku sheefgayaan in uu in uu nin ka mid ah booliska uu isku dhaawacay isaga oo la ordaya
qorigiisii.
weerarda lala beegasado boolis istaashinada ayaa soo badaanaya iyada oo lagu eedeeyo in ay weeradan
ka danbeeyaan kooxo ka soo hadhay maxaakimiintii silaamiga ah waxaa kale oo ay wararku sheegayaan
in laba nin oo kale lagu dilay magaalada muqdisho.
nabad galyo la'aanta ka jirta magaalada mudishu oo sii badanaysa ilaa iyo intii ay ckidamadii maxaakimiinta#
laga saaray magaalada muqdishu.
Source:BBC(London)
Ogadennews.com -
CONTACT BY EMAIL

|
SOMALI MAQAAL
|