|
||
OGADENNEWS |
||
halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read
riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa? 10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka Eng:Ahmed Mukhtar Xiisadda xuduudka Eritrea iyo Ethiopia by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi |
Go'aamadii iyo baaqii ka soo baxay shirkii odayaal dhaqamadeedyada ay London ku qabteen
27/04/06,
1) waxaa la isku afgartay in ay miiska nabada ee wadahadalka ay kooxda ONLF soo fadhiisato
si xal waara loogu helo dhibaatooyinka soo jireenka.2)bulshada ku nool UK IYO dibadaha waxaa loo soo jeedinayaa in ay si wada jir ah oogu hawlgalaan nabada iyo horumarinta wadankoodii hooyo si ay ula sinaadaan qawmiyadaha kale ee Ethiopia. 3)in la joojiyo colaada iyo dagaalada sokeeye ee degaanka ka socda wada hadalna lagu dhameeyo khilaafka jira. 4) bulshadaha dibadaha ku nool in ay ka qeybqaataan maalin galinta iyo horumarinta wadanka sida dhinacyada ganacsiga iyo dhaqaallaha, warshadeynta yar yar beeraha iyo kheyraadka wadanka. 5)in la qabto shirweyne caalami ah oo ay ka soo qeybgakaan dhamaan dadka gudaha iyo dibada jooga shirkaana lagu qabto wadanka gudihiisa.
Source: Source: Cheif Editor Eng: Ahmed mukhtar sheikh-mohamed(Eegge) Ogadennews - CONTACT BY EMAIL ![]() |
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi. by:Abdullahi Mohamed |
©
2000 ogadennews.com | Design by
Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar |
||