OGADENNEWS
  fooljeex halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa?
10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka
Eng:Ahmed Mukhtar
Magaalo laba cadow leh ee keebay la daristaa?
by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi

Ethiopia oo loogu hanjabay in cawimaada dhaqaale laga goyn doono

29/12/05, dawlada ethiopia ayaa wadamada reer galbeedka ee deegda bixiya waxay oogu hanjabeen in ay xanidoonaan million dollar oo lacag ah oo ethiopia lasiin jiray ka dib markii ay dawlada ethiopia laysay ardadii banaanbaxaysay iyo xabsi u taxaabida madaxdii xisbiga mucaaradka ah ee (CUD). iyo joornaaliistayaasha oo ay kontarooleen qaarna xidheen

lacagtaa ethiopia lasiin jiray oo gaadheysa $375m lacagtaa oo ay dawladaha reer galbeedka ee deegada bixiya oo ka fiirsanaya waxii ay ka sameyn lahaayeen lacagtaa dawlada ethiopia loogu deeqi jiray. in ka badan ilaa iyo 80 oo ah xisbigii mucaaradka ah hogaamiyayaashoodii iyo joornaalist ayaa waxaa maxkamada Addis Ababa la hor keenay wiigan taasi oo lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen is ku day afganbiga dawlada kalsooni la'aanta ay dawladaha reer galbeedku ka qabaan dawlada ethiopia ayaa bilahan danbe sii kordhayay.

doorashadii bishii may ee sanadkan 2005 ayaa waxaa is badal weyn uu ku dhacay taariikhda ethiopia markii ay doorashadii heleen xisbiga mucaaradku in ka badan 100 kursi oo baarlamaanka ah laakiin xisbiga mucaaradku waxay aaminsanyihiin in lakhiyaamay oo guushii laga afduubtay. .


Source: BBC
Ogadennews -

CONTACT BY EMAIL



  If you need advert for your Business
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho

Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood

Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi.
by:Abdullahi Mohamed
© 2000 ogadennews.com | Design by Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar