|
||
OGADENNEWS |
||
halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read
riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa? 10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka Eng:Ahmed Mukhtar Xiisadda xuduudka Eritrea iyo Ethiopia by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi |
Ciidamo British ah oo Basra ku dhintey07/05/06, Waxa loo maleemnayaa in Helikobtarku ay ku dul dhacdey guri laba dabaq ah Helikobtar Britain leedahey ayaa ku burburtey magaalada Basra ee ku taal Koonfurta Ciraaq, halkaas ooy ku dhinteen dhammaan dadkii saarnaa dayuuraddaas. Booliska ayaa sheegeen in dayuuraddas ay burburtey ka dib markii baasuuke dhulkla laga gamey lala heley. Laakiin Wasiieka Gaashaandhiga ee Britain, Des Browne ayaa isagu sheegey in sabata dayuuradu u dhacdey aysan weli kala cadeyn, laakiin waxa uu reerihii dadka dayuuradda ku dhintey u direy "hadallo tacsi ah oo naxariisi ka muuqato". Askarta Britishka ah ee magaaladaas la geeyey ayaa eeggaas xirey iyadoo dadkii reer Basrana ay meesha shilku ka dhacey ay daawaxsho igu soo yaaceen. Des Browne Mr Browne, oo shaqada Gaashaandhiga qabashadeeda bilaabey Jimcihii dhawaa ayaa sheegey in si "qoto dheer uu uga murugoodey" warka ku saabsan burburka Helikobtarkaas. Laakiin waxa uu ku degey in la saadiyo waxa sababey shilkan. Waxa uu intaas raaciyey "xaaladda dhulka ka socota weli waa qabyo, qaxaa'iqii ku saabsan wixii dahceyna weli wey isa soo tarayaan. Waa in aan taxadarno; si aan baarayaasha ugu ogolaanoo iney shaqadooda si fiican ugu qabsadaan. Waxa uu Mr Browne intaas raaciyey in ciidamada Britain ay gacan siinayaan gargaarka deg degga ee Ciraaqiyiinta si ay u sugaan aagga burburku ka dhacey, si loo hubiyo in la helo "baaritaan waafiya oo buuxaoo ku saabsan sababihii shilkan ridey".
Source: Source: bbc Ogadennews - CONTACT BY EMAIL ![]() |
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi. by:Abdullahi Mohamed |
©
2000 ogadennews.com | Design by
Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar |
||