|
||
OGADENNEWS |
||
halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read
riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa? 10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka Eng:Ahmed Mukhtar Xiisadda xuduudka Eritrea iyo Ethiopia by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi |
Dagaal xoog leh oo ka socda Muqdisho08/05/06, Dagaal ayaa ka socda xaafadda CC ee magaalada Muqdisho. Dagaalku wuxuu saameeyay xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Kaaraan. Waxaa uu u dhexeeyaa Midowga Maxkamadaha Islaamiga iyo Kooxaha la baxay Isbahaysiga la dagaallanka Argagixasada. Dhimasho iyo dhaawac fara badan ayaa jira. Tirada maanta ee dhimashada lama hubo, laakiin dagaalkii shalay waxaa ku dhintay 15 ruux. Dadka dhintay oo qaarkood rayid yahay waxay isugu jiraan dad goobta ku dhintay iyo qaar dhaawicii gaaray u dhintay. Dad badan ayaa guryahooda ka barakacay si ay xabbadda uga fogaadaan. Hoggaamiyayaal dhaqameed ayaa labada dhinac dhex ordaya, laakiin wax xal ah oo ay gaareen ma muuqdo.
Source: Source: bbc Ogadennews - CONTACT BY EMAIL ![]() |
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi. by:Abdullahi Mohamed |
©
2000 ogadennews.com | Design by
Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar |
||