|
WELCOME TO OGADENNEWS |
| |
SOMALI LINKS
|
27/12/09,
Magaalada Beledweyne
Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay, 11 kalena way ku dhaawacmeen dagaal maanta ka dhacay
magaalada Beledweyne.
Dagaalka ayaa waxa uu dhexmaray xoogag kala taageersan ururka Xisbul Islaam oo magaalada
gacanta ku haya iyo dowladda ku meel gaarka ee Soomaaliya.
Ciidadamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa iyagu sheegay inay magaalada soo weerareen.
Wararka gobolkaasi ka imanaya waxay sheegayaan in galabta labada dhinac mar kale dagaal
isaga hor yimaadeen duleedka magaalada Beledweyne.
Lama garanayo khasaaraha dagaalkaas galabta dhacay iyo sida xaaladdu haatan tahay midnaba
ogadennews1@hotmail.com

|
SOMALI MAQAAL
|
Warar dhexdhexaad ah |Daacad ah oo run ah
waxaad ka helaysiin websitka caanka ah ee Ogadennews
|
|