|
||
OGADENNEWS |
||
halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read
riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa? 10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka Eng:Ahmed Mukhtar Xiisadda xuduudka Eritrea iyo Ethiopia by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi |
war been ah oo ay qoreen websitka ogadenonline ee mohamed omar osmanwar kan hoos ta ku qoran ee been abuuradka ah waxaa qoray websitka ogadenonline ee mohamed omar osman warkan oo aysan ka fiirsanin waxuu cadeynayaa in wararka websitakan uusan sal iyo raad laheyn akhristayaasha websitkaana ay ka foojignaadaan beenta ay baafinayaan. labada nin ee kala ah gudoomiayaha magaalada qabridahare KAYSE QANI iyo xubin maamulkiisa LUQOOWE MUXMED TAYSE ah ee ay sheegeen in ay baxsadeen waxba kama warkaas oo waa been. maamulka ogadennews.com ayaa taleefon kula hadlay labadaa nin shalay 2/06/06, iyaga oo guryahooda fadhiya wayna ku qosleen markii aan u sheegnay in lagu eedeeyay in baxsadeen oo ay ilaa iyo hada figeysanyihiin. source: by telefon:ogadennews.com qoraalka hoos ku qoran waa kii ay websitka ogadenonline ee mohamed omar osman afkiisa ku hadasha ay daabaceen ee akhri 01/0/06, Gudoomiyihii Magaalada Qabridahare iyo nin Maamulkiisa ka mid ah oo Ciidamada Itoobiya qabteen iyagoo baxsad ah June 01, 2006 War deg-deg ah oo aanaan xaqiijin oo naga soo gaadhay Magaalada Qabridhare ayaa sheegaya in xalay fiidkii ay isku dayeen inay Magaalada Qabridahare ka baxsadaan Gudoomiyihii Magaladaas oo lagu magaabo KAYSE QANI iyo xubin Maamulkiisa ka tirsan oo lagu magacaabo LUQOOWE MUXMED TAYSE. Waxaase ay ciidamada gumaysigu kasoo qabteen koontaroolka wadada xaga Dhagaxbuur aada, kadib labadaas nin ayaa lafigeeyay, ilaa iyo hadana waxaa lagu hayaa fiktii oo xerada ciidanka ayay ku xidhanyihiin. La soco wixii ka soo kordha warkan, iyo dagaalo xoogan oo la sheegayo in ka dhaceen Gobolo ka mid ah Ogadeniya Ogaden Online News hadii aad rabto in aad gasho warka waxaad ka heli kartaa linkiga hoose ee wabsitkooda.
Source: Eng:Ahmed mukhtar sheikh Ogadennews.com - CONTACT BY EMAIL ![]() |
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi. by:Abdullahi Mohamed |
©
2000 ogadennews.com | Design by
Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar |
||