OGADENNEWS
  fooljeex halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa?
10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka
Eng:Ahmed Mukhtar
Xiisadda xuduudka Eritrea iyo Ethiopia
by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi

Qaraxyo ka dhacay Iraq


4/03/06,

Askar Iraaqiyiin oo ilaalinaysa masaajid ay shiicadu leedahay Caasimada Ciraaq magaalada baghdad waxaa isku mar ka dhacay sadex weerar bomb oo ay ku dhinteen ugu yaraan 13 qof,ilaa 40 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen.Mid ka mid ah ayaa bomb gaari lagu soo rakibay wuxuu ku qarxay suuq ay wax ka iibsadaan shiicadu.

BBCda wariye uga soo waramay baqdaad wuxuu leeyahay suuqu aad buu u camirnaa,kadib markii la qaaday bandawgii la soo rogay sababtoo aheyd rabshadihii dhinaca madahbta ee dhawaan dhacay.goor sii horeysayna,waxaa la weeraray sunniga.

masjid suniuyiintu leeyihiin ayaa la qarxiyey,waxaa kale oo bomb lagu qarxiyey uu waxyeelay qabrigga Saddam Hussein aabihi oo ku yaal magaalada Tikriit.magaalada Baaqubana maydadkii sagaal nin oo uu ku jiro Sheikh sunni ah ayaa la helay iyagoo la toogtay.

wararka ka imaanaya koofurta Ciraaq waxay sheegayaan in laba askari oo British lagu dilay weerar lagu qaaday iyagoo ilaalio ah.wararku waxay sheegayaan in bomb loo dhigay wadada dhinaceeda uu la kacay magaalada Camaara. wasaaradda gashaandhigga Britain waxay shegtay in askari sadexaad aad u dhaawacmay.



Source: BBC
Ogadennews -

CONTACT BY EMAIL



  If you need advert for your Business
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho

Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood

Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi.
by:Abdullahi Mohamed
© 2000 ogadennews.com | Design by Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar