|
||
OGADENNEWS |
||
halkan ka dhageyso maqaal ku saabsan gumaadkii qabridahare iyo gubidii tuulada fooljeex?. Read
riix si aad u dhagaysato.
Wadanka Danmark ma cadawga cusub ee diinta muslimkaa? 10/11/05, Wadanka DANMARK ma cadawga qarsoon ee diinta muslimkaa wadankan oo in mudo ah ba ku hayay weero kala duwan oo looga soo horjeedo diinta muslimka Eng:Ahmed Mukhtar Xiisadda xuduudka Eritrea iyo Ethiopia by:Ahmed_Nuur Sheekh Abdullahi |
Geeska Africa oo Abaartii ku soo badanaysa16/02/06, Gargaar Cunto Guddiga Laan Qeyrta Cas ee caalamiga ah waxay bilaabeen gurmad cunto inay gaarsiiyaan nus malyuun qof oo ku nool Koonfurta Somalia, halkaasoo ay sheegeen in abaarto ay durbadiiba ka abuurtay xaalad bani'aadanimo oo aad u xun. Hayadaha caalamiga ah ee gargaarka, ayaa ka digaya in dhowaan ay dhici doonto masiibo baniadamnimo oo ka dhalata abaarta Bariga Africa ka jirta. Qaramada Midoobay ayaa iminka qiyaasaysa in dad ka badan 11 million oo qof oo ku nool qaybo ka mid ah Etoobiya, Somalia, Kenya,Eritrea, Tanzanina iyo Burundi ay u baahan doonaan cunto gargaar ah lixda bilood ee soo socota. Hayada Caalamiga ah ee Laanqayrta cas, ayaa sheegaysa in abaarta Gobolka ka jirta ay tahay tii ugu xumayad mudo 10 sanadood ah. Hayada ICRC ayaa bilowday in gargaar deg deg ah gaadhsiiso dad nus mallyuun gaadhaya, oo koonfurta Somalia ku sugan, dhulkaas oo ah meela ugu daran ee abaartu saamaysay. Waxa la qiyaasay in meelaha qaarood ay lo'dii dadka ka dhamaadeen ilaa 80%, oo ay dhimanayaan.
Source:BBC Ogadennews - CONTACT BY EMAIL ![]() |
24 hours 7 days a week please click here to contact us/ hadii aad u baahan tahay in laguu xayeysiiyo ganacsigaaga 24ka saac 7-maalmood fadlan halkan riix si aad noola soo xidhiidho Xidhiidh ka dhaxeeya dagaal oogayaasha Muqdisho iyo madaxda ONLF qaarkood Warqad furan kuna socota M/weyne C/llahi Yusuf & Ra'iisal Wasaare Geedi. by:Abdullahi Mohamed |
©
2000 ogadennews.com | Design by
Ogadennews webdesigner Eng:Ahmed Mukhtar |
||